Madaxaweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo magacaabay Guddiga dib u habeynta Hay’addaha ee gobolka Mudug.
Guddiga oo ka kooban illaa sideed xubnood ayaa magacyadooda lagu soo saaray wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne taasoo u qorneyd sidan hoose:-
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com