Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Puntland oo War kulul ka soo saartay Weerar lagu qaaday Wasiirkeeda Waxbarashada

Maamulka Puntland ayaa cambaareeyey weerar ciidamada Somaliland ku soo qaadeen wasiirka Waxbarashada Puntland xilli uu ku sugnaa degaanka Damalla Xagarre oo ka tirsan degmada Ceerigaabo isagoo kormeer ku samaynayay imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland oo degaankaasi ka socday.

War-saxaafadeed ka soo baxay shirkii golaha xukuumadda Puntland ee maanta ayaa lagu  sheegay in weerarkaas lagu soo qaaday degaanka Damalla Xagarre ujeedkiisu khalkhal gelinta imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA PUNTLAND

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Dhismaha bar-xuduudeedka Feer-Feer oo xarigga laga jaray (Sawirro)

Cabdi Cade

Qarax xoogan oo ka dhacay afaafka hore Maxkamad kutaala magaalada Boosaaso

Cabdi Cade

Booliska DF oo soo bandhigay Sawirada iyo Magacyada askar shaqada laga eryey (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---