Wasaarada Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya ayaa soo saartay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiga , waxaana imtixaankan uu si rasmi ah Muqdisho iyo qaar kamid ah gobolada dalka uga bilaabanayaa 27-ka bishan.
Imtixaankan ayaan bilaabanaya 27-ka bishan oo ku beegan maalin isniin ah, waxa uuna soconaaa ilaa 31-ja bishan May oo ku beegan maalinta Jimcaha, Imtixaankan ayaana ah mid ku celis ah kadib markii uu fashilmay imtixaankii hore.
Halkan ka Akhriso Jadwalka cusub ee Imtixaanka Shahaadiga
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com