Allbanaadir.com
NEWSSOUTH WEST

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay Wasiiro cusub (Akhriso)

Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Sadex Wasiiro dowlo oo kamid noqonaya golaha Wasiirada maamulkiisa.

Sadexdan Wasiiru Dowle ayaa kamid noqonaya golaha Wasiirada maamulka Koonfur Galbeed uu horey u magacaabay Madaxweyne Lafta Gareen.

Halkan ka Akhriso Digreetada Madaxweynaha 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Taalo Dahab ka samaysan oo loo ekeesiiyay Madaxweyne Erdogan oo rabsho sababtay (Daawo Sawiro)

Cabdi Cade

Xulalkee Somalia la ciyaareysaa isreeb reebka Koobka Adduunka ee 2026? (Akhriso)

Caydiid Ali

Nin Dil argagax leh u geestay Haweeney Soomaali ah oo xabsi la dhigay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---