Allbanaadir.com
NEWS

Qarax labaad oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

Waxaa goordhaw qarax kale oo si weyn looga maqlay qeybo badan oo kamid ah magaalada Muqdisho uu ka dhacay Degmada Wadajir gaar ahaan meel ku dhaw Iskoolka Jabuuti ee xaafada Buulo Xuubey.

Qaraxa ayaan wali la ogeyn waxa uu ahaa iyo sidoo kale cida lala beegaday, waxaana aaga uu qaraxu ka dhacay mar qura ku kala cararay dadkii ka agdhaaa iyo sidoo kale dadka goobaha ganacsi ku leh.

Ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya iyo gaadiidka gurmadka deg deega ayaa gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay, lamana oga wali khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee qaraxan ka dhashay.

Waxii Warar ah ee kusoo kordha kala soco Wararkayaga Dambe Insha Allah

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Axmed Madoobe oo furay Shir u dhaxeeya DFS iyo Dowlad goboleedyada (Sawirro)

Cabdi Cade

Maamulka Jigjiga oo bilaabay in ay gowracaan xoolaha magaalada lagu soo daayo

Cabdi Cade

Taliye hore oo Al Shabaab u fududeeyay qaraxyo dad badan ku dhinteen oo xukun lagu riday

Cabdi Cade
Taboola Ads ---