Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Puntland oo dowlada Somalia ka dalbatay iney ku soo Wareejiso Qoondada Sanadkan ee…

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta guddoomiyey shirka golaha wasiirada Puntland oo uu  goob-joog ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo xubno kale.

Waxaa shirka todobaadkan looga hadlay, Amniga dalka, Imtixaanaadka Shahaadiga ah, Arrimaha Xajka iyo qodobo Kale.

Maamulka Puntland ayaa ka dalbaday dowladda dhexe ee Soomaaliya inay ku soo wareejiso Qoondada Puntland ee Dadka Soomaaliyeed ee loogu tala galay in ay aadaan xajka Sanadkan.

War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Wasiirada maamulka Puntland ayaa u qornaa sidatan:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Siyaasiyiin iska celiyay Gaadiid dowladda laheyd iyo kuwa wali heesta oo Digniin loo diray

Cabdi Cade

Dib u dhac ku yimid howlgalkii dhulka ee Israa’iil ku geli laheyd Gaza (Sababaha)

Caydiid Ali

Madaxweyne Farmaajo oo martiqaad rasmi u diray Axmed Burhaan Maxamed

Caydiid Ali
Taboola Ads ---