Allbanaadir.com
NEWS

War Saxaafadeed Xasaasi ah oo kasoo baxay Shan Xisbi Siyaasadeed (Akhriso)

War Saxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen Xisbiyada Siyaasadeed ee Ilays, NDP, UPD, Wadajir & NPP, ayaa looga hadlay doorashada dalka iyo sidoo kale Mudo kororsi laga cabsi qabo in ay sameeyaan madaxda talada dalka xiligan heysa.

Xisbiyadan waxa ay walaac xoogan ka muujiyeen in la kordhiyo mudo xileedka Madaxda talada haysa, waxa Xisbiyada ugu baaqeen labada golle ee Baarlamaanka in ay turxaan bixin ku sameeyaan sharciyada doorashooyinka.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka kasoo baxay Xisbiyadan

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Taageerayaal buux dhaafiyey hoyga uu laacibka Max’ed Saalax ka degan yahay Qaahira (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Howlgal uu hogaaminayo Madaxweyne Farmaajo oo bilaabanaya iyo Ciidamo cusub oo la diyaariyay

Cabdi Cade

Shiinaha oo si weyn uga carooday magac cusub uu Trump u bixiyay Cudurka Caronavirus

Cabdi Cade
Taboola Ads ---