Shir Saddex geesood ah oo u dhaxeeyay madaxda Maamul Goboleedyada Puntand, K/Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa caawa lagu soo gebagebeeyey Magaalada Garowe
Waxaa shirka furay madaxweynaha Siciid Cabdullaahi Deni, waxaana ka qeyb galay Madaxweynayaasha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Koonfur Galbeed C/casiis Maxamed Xasan Laftagareen, iyadoo gebagebadii laga soo saaray War murtiyeed ka koobnaa todoba qodob oo sidan u qornaa:-
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com