Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulllahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 24, May, 12, 2019 ku Magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland
Madaxweynaha Dowladda Puntland.
Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland
Markuu tixgeliyey: Aqoontiisa iyo khibraddiisa
shaqo
Waxuu Xeeriyey:
1. Waxaa Jaamac Yuusuf Jaamac Jama (Dabaraani) loo magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland
2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com