Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saartay khilaafka siyaasadeed ee ka dhex aloosan Baarlamaanka Somalia.
Waxay sheegtay inay diyaar u yihiin inay dhex dhexaadiyaan dhinacyada khilaafka u dhaxeeya ee baarlamanka
Dhinacyada is haya ayaa loogu baaqay inay ixtiraamaan nidaamka iyo xeer hoosaadka ay dhigteen, isla markaana wixii khilaaf ah si waafaqsan sharciga lagu dhameeyo, wuxuuna bayaanku u qornaa sidatan:-
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com