Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyootay Xildhibaanad Maryan Cali Abtidoon (Munashiibiyo) oo katirsaneyd Xildhibaanada dowlad goboleedka Galmdug.
Xildhibaanada ayaa u geeriyootay xanuun mudooyinkii dambe hayay, waxa ayna Xildhibaanada ku geeriyootay mid kamid ah Isbitaalada magaalada Muqdisho oo lagu daweenayay.
Madaxweyne kuxigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey iyo masuuliyiin kale ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Xildhibaanad Maryan Cali Abtidoon (Munashiibiyo).
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com