Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Somalia Hassan Ali Khaire ayaa caawa booqday qaar kamid ah goobaha ay bulshadu ku kulanto ee magaalada Garowe.
Khayre ayaa bogaadiyay nabadgeliyada iyo horumarka ay wadajirka uga shaqeeyaan shacabka iyo maamulka Puntland.
Sidoo kale raisul wasaaraha ayaa la sheekeystay qaar ka mid ahg waxgaradka iyo qeybaha bulshada, isagoo ka wareystay arrimo ay ka mid ah nolosha, amniga, waxbarashada iyo kuwo kale.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com