War Saxaafadeed kasoo baxay Xisbiga Wadajir uu Hogaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa lagu cambaareeyay ansixintii Xukuumada Soomaaliya Sharciga doorashooyinka iyo mida axsaabta siyaasadeed.
Xisbiga Wadajir warka kasoo baxay ayaa lagu sheegay sharciga doorashooyinka ay ansixisay Xukuumada Soomaaliya in uu yahay mid qodobadiisa iska hor imaanayaan sidoo kale qaarkood kahor imaanaya dastuurka.
Halkan ka Akhriso Warka kasoo baxay Xisbiga Wadajir
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com