Waxaa maanta magaalada Muqdisho gaar ahaan guriga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kulan xasaasi ah ku yeeshay qaar kamid ah Hogaanka Xisbiyada siyaasadeed ee dalka ugu weyn.
Kulanka ay yeesheen hogaanka Xisbiyada Himilo Qaran, Wadajir, UPD, Ilays iyo NDP ayaa laga soo saaray baaq xasaasi ah oo ku aadan in doorashada dalka xiligeeda ku dhacdo lagana fogaado in Madada dalka mudo kororsi sameestaan.
Halkan ka Akhriso Baaqa kasoo baxay Hogaanka Xisbiyada Siyaasada