Wasaaradda waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay sharuudaha iyo tilmaamaha looga baahan yahay inuu soo maro ardeyga ka qeyb galaya imtixaanka shahaadiga oo 11-ka bisha Maajo ee soo socota ka bilaabanaya magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka qaarkood.
Shuruudaha la hor hor dhigay ardayda ka qeyb galaysa imtixaanka oo ka kooban 11 qodob ayaa u qornaa sidatan:-
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com