Qoraal caawa ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay Jadwalka Imtixaanka dugsiyadda Sare ee dalka.
Imtixaanka mideysan ee sanadka 2018-2019 oo ay qaadeyso Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa uu bilaaban doonaa maalin sabti ah oo ku beegan 11-ka Bisha ee soo socota ee Maajo 2019.
Hoos ka akhriso Jadwalka Imitixaanka
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com