Akhriso: Aragtiga Sharci ee Hindise Sharciyeedka Dembiyada Galmada (Jinsiga) la xariira

ARAAR: Qoramooyinkaan taxanaha ah waxay falanqeynayaan hindise-sharciyeedka dembiyada galmada ee ay dooddiisu haatan ka socoto Golaha Shacabka BFS. Waxay aragti guud ka bixinayaan aasaaska sharci, qaab-dhismeedka qoraaleed, nuxurka iyo macnaha qaanuuneed ee uu xambaar san-yahay hindise-sharciyeedku. Waxay daraasad iyo raadraac ku sameeynayaan mabaadi’da iyo halbeegyada xeer-dejineed ee Caalamiga ah, waxay … Continue reading Akhriso: Aragtiga Sharci ee Hindise Sharciyeedka Dembiyada Galmada (Jinsiga) la xariira