Madaxweyne Farmaajo oo shir deg deg ah ah isugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir wadatashi ah ugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada. Shirkaas oo ka dhici doona magaalada Muqdisho 17ka...