Faransiiska ayaa sheegay in uu mamnuucayo dhammaan bannaanbaxyada Falastiiniyiinta lagu taageerayo ee ka dhaca magaalooyinka dalkaas Talaabadan ayuu sheegay in loo qaaday sababo la xiriira...
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Bliken ayaa lagu shaaciyay tirada dhimashada ee muwaadiniinta Mareykanka kadib weerarkii Xamaas ka geysatay dhulka ay xooga ku qabsatay...
Israa’iil ayaa gantaallo ku weerartay garoomada diyaaradaha ee Dimishiq iyo Xalab ee dalka Siiriya sida ay sheegtay Warbaahinta dowladda Siiriya Duqeymahan dhanka cirka ah ayaa...
Raisul Wasaaraha Scotland Humza Yousaf ayaa wax aan la aqbali karin ku tilmaamay sida bani aadamnimada ka baxsan ee ciidamada Israel u duqeynayaan shacabka Falastiin...
Al-Azhar al-Shariif oo ah hay’adda diimeed ee ugu sareysa muslimiinta suniga ah ee caalamka  oo ayaa ku baaqday in baaritaan caalami ah lagu sameeyo eedeymaha...