Muxuu Xassan Shiikh kala hadlay taliska Milateriga Mareykanka ee jooga Somalia? (Sawirro)
WAR-SAXAAFADEED VILLA SOMALIA Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho kulan kula qaatay siihayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya A.I Shane Dixon iyo...