(Akhriso) Cali Guudlaawe oo wareegto ku Magacaabay la taliye cusub
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen Markuu arkay Qodobada 51aad farqadiisa 5aad ee Dastuurka Dowladda Hirshabeelle. Markuu arkay: Muhiimada ay leedahay Istiraatiijiyada kobaca dhaqaalaha...