Sida laga soo xigtay Wakaaladda wararka ee AFP, mas’uuliyiinta Caafimaadka Qasa ayaa sheegay in ugu yaraan 23 qof lagu dilay weerarro kala duwan oo xaga...
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in Gaza ay noqonayso ‘xabaalaha carruurta’ wuxuuna dagaalka Israa’iil iyo Xamaas ku tilmaamay dhibaato bani’aadamnimo oo ku cusub dunida casriga...
Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay inta la xaqiijiyey 4 kalena way ku dhaawacmeen is rasaasayn la sheegay inay ku dhexmartay degmada Guriceel ciidamada...
Dayuurad ay leedahay dowlada Jordan ayaa gargaar caafimaad ku daadisay magaalada Gaza xalay xili a socdeen duqeymo xoogan oo ay geysanayeen ciidamada Yuhuuda Milateriga Israa’iil...
Labo nin oo Soomaali ah ayaa galabta lagu dilay deegaan hoostaga magaalada Cape Town ee dalka Koomfur Afrika. Kooxo hubeysan oo la sheegay iney ahaayeen...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qayb qaataan gurmadka iyo garab...
Ururka Xisbullah ayaa weerar ku qaaday baabuur iyo taangiyo ay lahaayeen ciidamada Israa’iil dagaalkii ugu dambeeyay Ururka Xisbullah ayaa sheegay in ay gantaallo la hagayey...