Madaxweynaha Indonesia Joko Widodo, ahna madaxweynaha waddanka ugu Muslimiinta badan dunida ayaa Aqalka Cad kula kulmay Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden. Waxaa uu soo gaarsiiyay farriin...
Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa cunaqabatayn ku soo rogay nus darsin hoggaamiyeyaasha iyo maalgeliyayaasha Xamaas. UK iyo Mareykanka ayaa afar ka mid ah hogaamiyayaasha sare ee...
Raysal Wasaarihii hore ee Ingiriiska David Cameron ayaa loo magacaabay, xog hayaha arrimaha dibadda ee dalkaas kadib isku shaandhayn lagu sameeyay golaha wasiirada. Isku shaandhayntan...
Ciidamadda Amniga Galmudug ayaa Gacanta ku soo dhigay askari lagu eedeynayo inuu dilay Allaha u naxariistee Cabdullahi Cali Hudey oo lagu dhexdilay goob ganacsi oo...
Dhimashada dadka ku naf waayey duqeymaha aan kaa joogsiga laheyn ee Qaza ayaa gaartay 11,240 qof Tiradaasi waxay ka timid xafiiska warbaahinta ee xukuumadda Gaza....