C/raxmaan C/Shakuur oo dhaliilay qorshe uu wado Madaxweyne Xassan Shiikh
Xildhibaan Cabdiraxmaan C/Shakuur Warsame oo ka tirsan Xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya ayaa si aan toos aheyn u dhaliilay qorshe uu gadaal ka riixayo Madaxweynaha Somalia...