RW Xamse oo kulan dadweyne kaga jawaabay Su’aalo xasaasi ah (Daawo Sawirro)
Kismaayo, Nofeembar 29, 2023: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka qeyb galay dood furan oo uu soo qaban qaabiyey...