Deni oo caawa ku dhawaaqay go’aan taariikhi ah, kana tanaasulay qorshihiisa doorashada
Madaxweyne Siciid Deni ayaa Caawa si rasmi ah ugu dhawaaqay in doorashada Puntland uu ku qabanayo wakhtigeeda islamarkaana lagu galayo sidii hore ee 66 xildhibaan....