Maraykanku waxa uu ku jiraa heegan sare waxana uu si firfircoon isugu diyaarinayaa weerar “muhiim ah” kaasoo iman kara isla toddobaadka soo socda gudahooda oo...
Dawladaha reer galbeedka ayaa cadaadis badan lagu saarayaa inay joojiyaan hubka ay ka iibiyaan Israa’iil sababta oo ah qaabka ay dagaalka uga waddo Xamaas ee...
Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay go’aankii shalay ka soo baxay DF ee lagu eryey safiirkii Itoobiya u fadhiyey Somalia laguna amray iney xirto qunsuliyadaha ay...
Maamulka Puntland ayaa si cad uga soo horjeestay go’aankii maanta ka soo baxay dowlada Somalia ee lagu eryey danjirihii Itoobiy u joogay Muqdisho, lagu amray...
Sida uu sheegay afhayeenka Booliska Soomaaliya laba qof oo uu ku jiro muwaadin u dhashay dalka Turkiga ayaa lagu dilay qarax subaxnimadii shalay ka dhacay...
Afhayeen u hadlay militariga Israa’iil ayaa Khamiistii ka hadlay walaaca ay qabaan muwaadiniinta dalkaasi ka dib markii Iran ay ku eedeysay Israa’iil inay duqeysay dhismaha...