Taliska Booliska Somaliland oo ka hadlay sababta loo xiray fanaanad Ugbaad aragsan
Waxa caawa magaalada Hargeisa lagu xirey fanaanada Soomaaliyeed ee caanka ah Ugbaad Aragsan, iyadoo Booliska ay arrintaas war ka soo saareen. Ciidanka Booliska Somaliland ayaa...