Madaxweynaha Puntland oo wareegto ku Magacaabay la taliyeyaal cusub (Akhriso)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 004 ee 24-ka Maarso 2024, kuna saabsan magacaabid La-taliyayaal. Madaxweynaha Dowladda Puntland...