Boliiska Degmada Cadaado ayaa gacanta ku dhigay ku dhawaad 10 ruux oo masoomayaal ah ka dib howlgal ay ka sameeyeen dulleedka Degmada Cadaado ee Gobolka...
Wasaaradda arrimaha Debadda Koonfur Afrika ayaa Nuqul ka mid ah warqadda Aqoonsiga ka gudoontay Safiirka Cusub ee Soomaaliya u magacowday dalkaasi. Munaasabadda oo ka dhacday...
Bassirou Diomaye Faye ayaa loo dhaariyay inuu noqdo Madaxweynaha Senegal, isagoo noqonaya hoggaamiyihii ugu da’da yaraa ee la soo doorto ee waddan Afrika ku yaalla....
Kooxda gargaarka ee fadhigeedu yahay Mareykanka ee World Central Kitchen ayaa xaqiijisay in toddobo ka tirsan shaqaalaheeda ay Israel ku dileen duqeyn xagga cirka ah...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta soo saartay 𝗱𝗶𝗴𝗻𝗶𝗶𝗻𝗼 𝗹𝗮 𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝗿𝗮 𝗿𝗼𝗼𝗯𝗸𝗮 𝗴𝘂’𝗴𝗮 kaas oo la filayo maalmaha soo socda in dalka...
Qaar ka mid ah ganacsatada Muqdisho ayaa dacwad u gudbiyey xafiisyada madaxda sare ee dalka taasoo ka dhan ah hogaanka Rugta ganacsiga Soomaaliyeed. Xubnaha dacwada...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay labo nin oo ka tirsanaa al shabaab kuwaasoo doonayay inay falal amni darro...