Waxaa isa soo taraya faahfaahinada laga helayo khasaaraha ka dhashay weerar qaraxyo ku bilowday oo caawa ka socda Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho oo ay...
Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in ay dileen taliye Xamaas ka tirsan oo ku sugnaa xarun ay laheyd heyadda Qaramada Midoobay u qaabilsan gargaarka ee UNRWA...
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa joojiyey in shirarka khuseeya Hay’adaha Dowladda ee lagu qabto meel ka baxsan dalka, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay golaha. Go’aankan...
Xaalada Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa haatan degan ka dib dagaal xalay ilaa barqanimadii maanta ka socday oo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan Maamulka...
Guddoomiyaha Hay’adda Gargaarka iyo Hawlaha Qaramada Midoobay ee Falastiin (UNRWA) Philippe Lazzarini ayaa ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo weerarrada ka dhanka ah xarumaha Qaramada...
Xuuthiyiinta ayaa gantaal ballistic ah ka soo riday Yemen, kaasoo lagu weeraray markabka dagaalka ee USS Laboon oo ku sugan Badda Cas, sida uu sheegay...