Ciidamada Israa’iil oo xarig iyo Jirdil kula kacay wariye ka tirsan Aljazeera
Ciidamada Israa’iil ayaa xiray wariyaha Aljazeera Ismail Al-Ghoul oo ku sugnaa xarunta caafimaadka ee Al-Shifa ee magaalada Gaza, sida uu sheegay Aljazeera. Al-Ghoul iyo shaqaalihiisa...