*Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa weerar ku qaaday degaanka Tal al-Hawa ee magaalada Qaza oo ku dhow Isbitaalka Al-Qudus. Weerarkan oo ka dhacay meel 20...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalay Sannadguurada 100-aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Jahmuuriyadda aan walaalaha nahay ee Turkiga....
Madaxa heyadda Caafimaadka Adduunka WHO ayaa sheegay iney ka walaacsan yihiin digniino ay Israa’iil ku bixisay in si degdeg ah looga baxo Isbitaalka Al-Quds ee...
Sacuudi Carabiya ayaa uga digay Israa’iil khatarta sii socota ee ka dhal;an karta hawlgallada dhulka ee Gaza. Wasaaradda arrimaha dibadda ee Sacuudi Carabiya ayaa soo...
Waxaa galabta ka bilowday Magaalada Amsterdam mu’tamar 3 cisho soconaya, ayna muxaadarooyin ka jeedin doonaan culumaa’udiin ay ka mid yihiin Sheekh Mustafa Sheekh Haaruun Ismaaciil...
Dadka deegaanka Maine ee dalka Mareykanka oo argagaxsan ayaa guryahooda ku sugan iyadoo boqolaal booliis ah oo aad u hubeysan iyo FBI-da ay si xooggan...