Burcad hubeysan ayaa muwaadin Soomaali ah ku dilay xaafad ka tirsan degmada Gugulethu ee magaalada Cape Town dalka Koonfur Afrika Allaha u naxariistee Ibrahim afurow...
Dowlada Baxreyn ayaa ku dhawaaqday iney safiirkeeda kala soo baxayso Israa’iil ayna joojinayaan xiriirkii dhaqaale ee Tel Aviv. Wasaarada arrimaha dibeda ee Baxreyn ayaa sheegtay...
Taangiyada iyo ciidamada Israel ayaa maanta mar kale u dhaqaaqay dhanka magaalada Gaza, balse waxay iska caabbin adag kala kulmeen Xamaas oo isticmaalaya madaafiic iyo...
Warbaahinta Masar iyo ilo ku sugan xudduudka ayaa sheegay in kooxdii ugu horreysay ee dhaawaca ah ee laga soo daadgureeyay marinka Gaza ay Arbacadii kasoo...