Muxuu yahay heshiiska Somalia la saxiixatay ururka caalamiga ah ee ITU? (Sawirro)
Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada XFS ayaa heshiis iskaashi kula saxiixatay Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) caasimadda dalka Bahrain ee Manama oo uu ka socdo shirka...