Xogta Xassan Shiikh iyo Dhigiisa Eritreya oo kulan gaar ah yeeshay (Sawirro)
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceed la qaatay Madaxweynaha dalka Eretariya Mudane Isaias Afwerki oo ay ka wada qeyb-galeen Shirka Sacuudiga iyo Afrika...