(Sawirro) Xassan Shiikh oo Gudoomiyey kulan deg deg ah oo uu yeeshay Golaha Wasiirada
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulan deg-deg ah oo looga hadlayey saameynta ka dhalatay roobabka wata daadadka xooggan ee ka da’ay...