Joko Widodo oo dhigiisa Biden gaarsiiyey fariin uu ka siday 57 dal oo Muslim ah (Sawirro)
Madaxweynaha Indonesia Joko Widodo, ahna madaxweynaha waddanka ugu Muslimiinta badan dunida ayaa Aqalka Cad kula kulmay Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden. Waxaa uu soo gaarsiiyay farriin...