Somalia oo caawa ciyaaraysa kulankii ugu horeeyey isreeb-reebka Koobka aduunka
Xulalka kubadda cagta ee Soomaaliya iyo Algeria ayaa caawa ciyaari doona kulan ka tirsan isreeb-reebka koobka Adduunka 2026 qeybta Qaaradda Afrika. Ciyaarta Waxay bilaaban doontaa...