Howlgal ay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen tuulo lagu magacaabo Makiiney oo 40-Km Galbeed kaga beegan magaalada Xudur ayaa lagu dilay 3 ka mid...
Israa’iil ayaa sii daysay muuqaal ay ku taageerayaan sheegashadooda inay ka heleen god ku yaal barxadda Isbitaalka Al-Shifa ee magaalada Gaza hase ahaatee dowladaha Reer...
Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan khasaare nafeed oo ka dhashay Wabiga Shabeelle oo maalmo ka hor ku fatahay magaalada Beledweyne oo ah xarunta gobolka...
Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in askarteeda ay meel ku dhow Isbitaalka Al-Shifa ka heleen meydka haweeney ka mid aheyd la heystaashii Yuhuuda ahaa ee ay...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay dhegaysiga Dacwad loo haysto Saraakiil Dowladdeed oo ku Eedaysan Musuq maasuq. Eedaysanayaasha ayaa ka kala ah Agaasimihii hore...