Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw ka hadlay qasaaraha sii kordhaya ee ka dhashay fatahaadaha ka jira qaar ka mid...
Munaasabad lagu qabtay  Magaalada Rotterdam ee dalka Holland, ayna ka soo qeybgaleen xubno ka mid ah hormuudka Soomaalida ee dalkaasi ku dhaqan, ayaa taageero loogu...
Dadka isticmaal baraha bulshada ayaa si weyn uga falceliyay tartanka Eeyaha oo la filayo in lagu qabto dalka Sacuudiga dhamaadka bishan. Shabakadda Riyaad oo soo...
Turkiga ayaa ugu baaqay Qaramada Midoobay inay tahay in Israa’iil lagula xisaabtamo dembiyada dagaal ee ay ka geysatay welina ka wado magaalada Gaza iyo guud...
Xamaas iyo Israel oo maalintii shanaad maxaabiis kale is dhaafsaday Laanqeyrta cas ee caalamiga ah ayaa 12 qof oo laga sii daayay magaalada Gaza  ku...
Dad badan ayaa u dhiman kara cudurro iyo xaalado caafimaad darro oo Gaza ka taagan haddii aan la soo celin kaabayaasha caafimaadka, sida ay sheegtay...
Qatar ayaa ku dhawaaqday in la gaaray heshiis lagu kordhinayo xabbad joojinta bini’aadantinimo ee Marinka Gaza Afhayeenka Wasaarada arrimaha dibadda Qatar Majed Al-Ansari ayaa sheegay...
Israel Xamaas iyo Maraykanka, oo ay dhexdhexaadinayso Qatar, ayaa si firfircoon uga wada hadlaya suurtagalnimada in lagu kordhiyo xabbad joojinta afarta maalmood ah laba maalmood...