Madaxweynaha Turkiga oo Israa’iil uga digay fulinta talaabo ay damacsan tahay
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa uga digay Israa’iil iney cawaaqib xumo ka dhalan doonto haddii ay ku  adkeysaro hanjabaada ay ku weerareyso mas’uuliyiinta Xamaas...