Itoobiya ayaa xirxirtay tobannaan qof, iyadoo lagu wado in magaalada Adis Ababa lagu qabto isu soo baxyo waaweyn oo looga soo horjeedo colaadaha ka dhacaya...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa Maxamed Xasan Shiikh Maxamuud oo ah wiil uu dhalay Madaxweynaha Soomaaliya ku soo rogtay xayiraad...
Taliska Heyadda sirdoonka iyo nabad sugida dowlada Soomaaliya ee NISA ayaan ka hadlin hadalka ka soo yeeray maamulka Somaliland. Milateriga Israa’iil ayaa duqeymo ka fuliyay...
Sirdoonka Somaliland ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen laba nin oo ka tirsan heyadda sirdoonka iyo nabad sugida dowlada Soomaaliya ee NISA. Hay’adda Sirdoonka...
Sawirro laga soo qaaday Qaza oo ku wareegaya baraha bulshada Khamiistii ayaa muujinayay xadhig ballaadhan oo ciidammada Israa’iil ku hayaan rag reer falastiin ah oo...
Wiil uu dhalay Wasiir ka tirsan xukuumadda Israa’iil Gadi Eisenkot, ayaa lagu dilay waqooyiga magaalada Gaza, sida ay shaaciyeen ciidamada Israa’iil. Gal Meir Eisenkot 25...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga ay u soo magacawday Soomaaliya mudane Pier Mario Daccò Coppi warqadaha...
Madaxweyne Siciid Deni ayaa Caawa si rasmi ah ugu dhawaaqay in doorashada Puntland uu ku qabanayo wakhtigeeda islamarkaana lagu galayo sidii hore ee 66 xildhibaan....