Agaasimaha heyadda socdaalka iyo jinsiyadaha Mustaf Dhuxulow ayaa bilaabay isku day uu ku doonayo in xilka laga qaado nabadoonka beeshiisa Habar ceyno Maxamed Xassan Xaad...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) oo kaashanaysa Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah ee (ITU) iyo GSMA, ayaa si rasmi ah u daahfurtay kulan heer sare ah oo...
Israa’iil ayaa maanta maqaamkii diblomaasiyadeed kala noqotay 8 diblomaasi oo Norway u dhashay, kuwaaso ka shaqeynayay dhulka Falastiiniyiinta ee la heysto ee Qudus, waxaana loo...
Israa’iil ayaa caawa duqeyn culus ka geysatay koonfurta caasimadda Lubnaan ee Beirut. Israa’iil ayaa ku sheegtay duqeynta ay ku geysatay xaafadda Dahiyeh ee koonfurta Beirut,...
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta safar dhulka ah ku tagay Degmada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose. Qeybaha kala duwan ee Bulshada ku...
Dawladda Soomaaliya ayaa u soo jeedisay Ruushka inuu safaarad rasmi ah ka furto caasimadda Muqdisho Hadalkan ayaa yimid ka dib markii Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya,...