R/W Khayre Oo la Kulmay Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea (Daawo Sawirada)
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali khayre ayaa la kulmay wasiirka arrimaha dibadda Eritrea Osman Saleh iyo la taliyaha madaxweynaha Yemane Gebreab oo...