Taliye Gorod oo soo saaray amar & digniin ku socota ciidamada Xoogga dalka
Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Janaraal Cabdiweli Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa amar ku siiyey ciidamada xoogga inay u hoggaansamaan dhowridda xeerka caalamiga ee xuquuqda aadanaha...