Isbitaalka Indhaha Al-Nuur oo fuliyey Mashruuc bilaash Indhaha loogu fiiqay kun qof (Daawo Sawirro)
Xarunta Isbitaalka Indhaha Al-Nuur ee magaalada Muqdisho waxaa maalmihii la soo dhaafay ka socday howlo isugu jira, baaritaano, daweyn iyo indho-fiiqid bilaash ah oo loo...