Maxakmadda Darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka Sida ayaa xukun adag ku riday askari lagu helay dambi ah in uu dhaawacay taliyihiisa kadib markii uu muran...
Nin bastoolad ku hubeysan ayaa goor dhow ku dilay degmada Xamar weyne ee magaalada Muqdisho nin ka mid ahaa ganacsatada caanka ah ee Suuqa degmadaas....
Wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho oo ah mida ugu mashquulka badan magaalada ayaa waxaa xalaya saqdii dhexe laga sameeyey howlo nadaafadeed. Waaxda howlaha guud...
Qarax ayaa caawa ka dhacay xarunta maamulka degmada Boondheere ee gobolka Banaadir kaasoo la soo sheegayo inuu geystay khasaare nafeed. Wararka ayaa sheegaya in qaraxan...