Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo gaba gabeysay la tashiga Xisbiyada Dalka (Sawirro)
Wasaaradda Arrimaha gudaha Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta ayaa soo gabogabeysay latashi ku saabsan Qabyo Qoraalka Sharciga doorashada, waxaana ka soo qeybgalay Xisbiyada iyo Ururada Siyaasadda ee...