Is rasaaseyn khasaaro geesatay oo maanta ka dhacday Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya
Waxaa maanta Duhurkii magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka daarta Seybiyaano ka dhacay iska hor imaad khasaaro geestay oo u dhaxeeyay ciidamo booliis ah iyo ciidamo...